(Sawirro) Madaxweyne Saciid Deni oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha waxaa kusoo dhoweeyay Muqdisho Masuuliyiinta DFS inta badan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka DFS iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Muqdisho iyo Gobolka Banaadir. Waxaa sidoo kale wax ka soo dhoweeyey siyaasiyiin caan ah … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Saciid Deni oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho